Soomaali (Somali)

Xukuumada Queensland waxay siisaa adeegyada turjubaanka dadka soo waca oo aan Ingiriiska ku hadlin.

Wicitaanada Australiya gudaheeda

Wac 1800 512 451 weydiina mutarjum ku hadla luqada aad door bidayso.

Wicitaanka dibada

Wac +61 7 3022 6100 (+10 saacadood UTC) weydiina turjubaanka luqada aad doorbidayso.

National interpreter symbol